Diyaarad ay leedahay Shirkada Black Water oo kusoo degtay Xadka Somalia iyo Kenya

Diyaarad ay leedahay Shirkada Black Water ee laga leeyahay dalka Mareykanka lana socdaan ciidamo ayaa lagu soo waramayaa in ay kusoo degtay meel ku dhaw Xadka Soomaaliya iyo Kenya wadaagaan. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in diyaaradan ku degtay Xadka Soomaaliya iyo Kenya in ay la socdeen ciidamo Mareykan ah oo aad u hubeesan, waxaana … Continue reading Diyaarad ay leedahay Shirkada Black Water oo kusoo degtay Xadka Somalia iyo Kenya